allsaxafada
Category archives for: Tahniyada

Daawo XAMDA QUEEN 2017 NAFWAX JECELI DHIIG MALEH TOP SONG

Kulan dhiira galin ah Ama Hambalyeyn ah oo lagu taageerayo Fadumo Yussuf Abdi oo ka qalin jabisey Master ka maadada Uddannelser og Videnskab ama luqada Somaliga lagu dhaho waxbarashada Culuumta Baarista ee Jamacada Aarhus ku soo xirtey master.

Kulan dhiira galin ah Ama Hambalyeyn ah oo lagu taageerayo Fadumo Yussuf Abdi oo ka qalin jabisey Master ka Maadada Uddannelser og Videnskab ama luqada Somaliga lagu dhaho waxbarashada Culuumta Baarista ee Jamacada Aarhus Ayaa lagu qabtay Aarhus. Kulankaan ayaa waxa ka sooqeyb galay, Odey dhaqameyda, Aqoon yahanada, dhalinta dumarka Somaliyeed ee ku kala sugan […]

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Aroos Wacan Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax.

Hambalyo, Hambalyo, Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu farax, waxaan halkan Hambalyo Aroos oo qaali ah uga diraynaa Mudane Dr Sacid Abdiraxman Ali Sheik iyo marwadisa Drs Rodo Hersi Mohamed oo Shalay ku Aqal galay ama Arooskoodu ka dhacay Magaalada London ee Wadanka ingiriiska.Waxaan leenahay Hambalyo Allaah Arooskiina ha ka yeelo midkii lagu nasto oo lagu […]

Photo Gallery

Log ind | Designed by Gabfire themes