allsaxafada
Category archives for: Tacsi

Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun ilaahoow u naxariiso Kui nafsu daa iqatul mood

Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun ilaahoow u naxariiso Kui nafsu daa iqatul mood nina malintiisa ma dhaafayo Ee aloow unaxariiso  su aashiisana aloow u fududeed qabrigiisana aloow uwaasaci Aader Buulale  dhamaan ehelka iyo qarabada iyo caruurtiisa samir jamiila ah alaha ka  siiyo aamiin aamiin aamiin.  kitaabkiisa midigta Allah ha ka siiyo aamiin. Waxa tacsidaan […]

Tacsi ku socota qoyska iyo qaraabada uu ka tagay marxuum Axmed Xaaji Xaashi(Amxaar)

Waxaan si naxdin iyo murugo leh uga tacsinaynaynaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha unaxariistee Marxuum Axmed Xaaji Xaashi(Amxaar) oo Saacad ka hor ku Geeriyoodey Magaalada London ee Wadanka ingiriiska. Waxaan si gaara ugu tacsiyeeynaynaa Xaaskii iyo caruurtii uu marxuumku ka tagay iyo dhamaan reer Xaaji Xaashi,meel kasta ooy dunida ka joogaan. Waxayna […]

Qurbajoogta Beesha Cismaan Maxamed DAA,UUD oo Tacsi ka diray Geerida Sharif Cadow,

Dhambaal Tacsiyeed:Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun,Shalay subax oo Taariikhdu ahayd 24.08.2016 waxaa ku geeriyooday wadanka Kenya Magaalada Nairobi Allaha u Naxariistee Marxuum Sharif Cadow Dhamaan Bahweynta Allsaxafada.com Maamulka iyo Shaqaalaha iyo Reer Maxamed Abdulle Xasan, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Sharif Cadow waxaan dhambaal tacsiyeed oo […]

TACSI: Allaha u naxaristo Walaashay Macey Xasan cali

Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun Waxaan halkaan tacsi uga dirayaa oo aan murugta xanuunka badan kula qeybsanayaa dhammaan familka iyo ehelka oo aan uga tacsiyeenayo geeridii naxdinta badneyd ee ku timid Walaashay Macey Xasan cali waxaan uga baryayaa Allah SWT inuu jannada ka waraabiyo dhammaanteenna samir iyo iimaan eebbe hanaga siiyo Qof kasta wuu […]

Beesha Cismaan Maxamed Daa Uud oo Tacsi kal iyo laab ah u dirtay Madaxweyne Ku Xigeenki Hore Ee Soomaaliya Sareeye Guud Maxamed Cali Samatar.

Odayaasha, waxgaradka, Siyaasiyiinta, Xildhibaanada Beesha Reer Cismaan Maxamed Daa Uud(Sade) oo dhambaal tacsi ah soo gaarsiiyay Allsaxafada.com ayaa tacsi u diray qoyskii, qaraabadii iyo Umadii Soomaaliyed uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Madaxweyne Ku Xigeenki Hore Ee Soomaaliya Sareeye Guud Maxamed Cali Samatar. Dhambaalka Tacsida ayaa waxaa eebbe looga baryay Madaxweyne Ku Xigeenki Hore Ee Soomaaliya […]

Danjire Mohamed Mohamud Handulle oo ku geeriyooday Moscow

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer, Wasiiru dowlaha H.E. Khaled Omar Ali , Wasiir kuxigeenka H.E. Ahmed Ali Mohamed “ Kadiye” , Xoghayaha joogtada Wasaaradda Danjire Ali Mohamed Ali , Agaasimayaasha Waaxyaha, Safiirada, Qunsulada guud , Lataliyeyaasha Wasaaradda iyo dhammaan Saraakiisha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo […]

Nabadoon Maxamed Cali aadan oo ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN: MA DHINTE WAA ILAAHAY. Waxan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa, dhamaan Beesha reer Cismaan Maxamed Daa’uud ee joogta dalka gudihiisa iyo dibadiisa (oo aan annagu ka mid nahay). Waxan si gaar ah isla tacsidaas ugu diraynaa qoyskii iyo qaraabadii Marxuum Maxamed Cali aadan oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.Maanta oo taariikhdu […]

War Hadda Soo Dhacay: AUN Caabiyo Ciise Piaso Oo Aad Looga Yaqaanay Minnesota Oo Geeri

Allaha u naxariistee waxaa geeriyootay Caabiyo Ciise Piaso  oo aad looga yaqaanay Soomaalida ku nool gobolka Minnesota. Caabiyo Ciise Snai Piaso ayaa ahayd gabar aad u caawiso dadka danyarta ah ee ku dhibaateysan Soomaaliya. AUN Caabiyo Ciise Piaso ayaa ka qeyb qaadatay in dad badan oo danyar ah oo ku dhibaateysnaa Soomaaliya lacag ugu aruuriso gobolka Minnestoa […]

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum.adeer Cabdi Osman Jamac

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa qadar saacad ka hor ah magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u Naxariistee Marxuum .adeer Cabdi Osman Jamac Dhamaan Bahweynta Allsaxafada.com Maamulka iyo Shaqaalaha iyo Reer Maxamed Abdulle Xasan, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee adeer Cabdi Osman Jamac, waxaan […]

Photo Gallery

Log ind | Designed by Gabfire themes