allsaxafada
Category archives for: Sport

Kooxda Barcelona oo ugu dambeyn fasaxday Neymar isagoo ku biirey PSG (Sawiro)

Naadiga Barcelona ee ka dhisan dalka Spain ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in garyaqaanada Neymar Jr ay xafiiska kooxdeeda ku bixiyeen lacagtii heshiiska laacibka reer Brazil lagu burburin karayay oo gaareysay €222 million. Barcelona ayaa faahfaahinta heshiiskan u dirtay UEFA maadaama oo uu maamulka horyaalka La Liga diiday in uu lacagtan aqbalo, waxayna Barcelona […]

Kooxda PSG ee reer France ayaa xaqiijisey in ay dhameystirtey saxiixa wiilka reer Brazil Neymar,

Kooxda PSG ee reer France ayaa xaqiijisey in ay dhameystirtey saxiixa wiilka reer Brazil ee Barcelona ka tirsanaa ee Neymar, kaa oo mudooyinkanba kooxdan lala xiriirinayey. Aduun lacageed lagu sheegey 222 Pound oo u dhiganta 198 Ginni ayeey PSG Shaacisey in ay xiddigan kula soo wareegtey, isagoo sidaa ku noqonaya xiddigii dunida ugu qaalisanaa abid. […]

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Galmudug oo dhiiragalin isboorti u sameysay Dhalinyarada Caabudwaaq

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dhalinyara iyo Isboortiga  Cumar Cabdi Maxamed  ayaa soo gaarsiiyay xiriirka Isboortiga degmada agab isbootri oo ay ugu talagashay wasaaradu inay ku dhisto isboortiska degmada isla markaana ay uga qayb qaadato is dhex galka nabada Dhalinyarada Waxaana agabka oo ka koobnaa qaybaha kala duwan ee isboortisga agaasimahu uu ku wareejiyay  Gudoomiyaha Olombikada […]

Isku aadka tartanka Champion League oo la soo saaray.

Isku aadka tartanak horyaalka Yurub ee Champion League ayaa lagu sameeyay magaalada Nyon ee dalka Switzerland waxaana kasoo baxay isku aad culus. Bayern Munich iyo Real madrid ayaa isku aaday wareega 16-ka koobka horyaalada yuurub, waana mid ka mid ah kulamada ugu weyn ee tartankaan, sidoo kalana kulan kale oo weyn ayaa ka dhacay waana […]

Chelsea oo Man United kula soo biirtay loolanka Victor Lindelof

(England) 24 Jan 2017. Chelsea ayaa saxiixa daafaca Benfica Victor Lindelof kula dagaalameysa kooxda Man United sida ay warineyso The Mirror. Kooxda Jose Mourinho ayaa ku dhaweyd inay kooxda reer Portugal kala heshiiso saxiixa daafaca 22-jirka ah ee reer Sweden, laakiin xiisaha ka imaanaya kooxaha kale ayaa u ogolaanaya Benfica inay sare u qaado sicirka […]

Joogitaanka Booska Shanaad Ee January Iyo Guushii Ay Ka Gaareen Man United – Ray Parlour Oo Xasuusiyay Xidigaha Gunners Iney Sameyn Karaan Wixii Ay Faleen 1998.

Marka dib loogu laabto xili ciyaareedkii 1997/1998 – Ciyaartoydii Arsenal ee xiligaas waxey sameeyeen wax qaas ah si ay u qaadaan horyaalka Ingiriiska, Ray Parlour ayaana ku dhiirigaliyay xidigaha haatan ee Arsene Wenger iney sameeyaan wixii ay faleen waqtigaas.   20-kii January 1998, Arsenal waxey fadhisay booska Shanaad ee Horyaalka waxeyna 11-dhibcood ka hooseyeen hogaamiyayaasha horyaalka […]

Maxaad ka ogtahay xaalada macalimiinta dugsiyada sare ee Gedo? W/Q Ibraahim Xaaji Aaden

Gobalka Gedo wuxuu ka mid yahay meelaha ay sida dheeraadka ah u saameeyeen colaadahi sokeeyo. Waxaa si gaar ah dhib u gaaray wax barashada iyo iskoolada wuxuuna aad ooga dib dhacay qaar ka mid ah gobolada kale ee dalka. Gedo ayaanan yeelan wax dugsi sare ah ilaa laga soo gaarayay 2003 markaas kii ugu horeeyay […]

Gobalka Gedo wuxuu ka mid yahay meelaha ay sida dheeraadka ah u saameeyeen colaadahi sokeeyo. Waxaa si gaar ah dhib u gaaray wax barashada iyo iskoolada wuxuuna aad ooga dib dhacay qaar ka mid ah gobolada kale ee dalka. Gedo ayaanan yeelan wax dugsi sare ah ilaa laga soo gaarayay 2003 markaas kii ugu horeeyay […]

Video:Caqabadaha haysta cayaaryahanada Somalia ee ka qayb qaadanaya tartanka cayaaraha Olympics

Caqabadaha haysta cayaaryahanada Somalia ee ka qayb qaadanaya tartanka cayaaraha Olympics

Daawo guul darradii iyo niyad jabkii ku dhacay gabadhii Soomaaliya Orodada umaleysay

Inkastoo orodyahanada Soomaaliya Maryan Nuux Muuse ay kaalinta ugu danbeysa ka soo gashay tartankii orodka 400 mitir ee hablaha Olimbikada Dunida hadana waxa ay dhiirogelin ka heshay Soomaali iyo dadyow kale oo badan. Wargeyska caanka ah ee ka soo baxda dalka Mareykanka ee Washington Post ayaa warbixin uu ka qoray orodyahanada Soomaliya wuxuu cinwaan ugaga […]

Photo Gallery

Log ind | Designed by Gabfire themes