allsaxafada
Category archives for: Somali news

DEG DEG+AKHRISO: Puntland oo si toos ah u taageertay Imaaraatka Carabta & Sacuudiga, fariin u dirtay dawladda Faderaalka Soomaaliya

Warsaxaafaded goor dhaw ka soo baxay Aqalka Madaxtooyada ee dawladda Puntland Soomaaliya, kuna qornaa Luuqada Englishka ayaa si adag looga hadlay xaaladda ka taagan wadamada Khaliijka, gaar ahaana khilaafka u dhaxeeya wadamadaas iyo saameyta uu ku yeelan karro Soomaaliya. Puntland waxay cadeysay in ay si cad u taageersan tahay ulana safan tahay dawladdaha xariirka u […]

MUUQAAL:-Faysal Cali Waraabe”Xukumada Siilaanyo dalkii carab ayaay ka iibisay”

Gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu eedeymihii ugu cuslaa uu warbaahinta u mariyay gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi iyo xukuumada Talada Haysa ee Kulmiye oo uu ku tilmaamay mid faashil ah xiligan la joogo Hoos ka daawo muuqaalka faysal cali waraabe.

Madaxweyne Cali Cabdulahi Cosoble oo Sharci daro ku tilmaamay Xilka qaadisti ay ku sameeyen Xildhibanada Barlamanka Hirshabelle.

Daawo video Madaxweyne Cali Cabdulahi Cosoble oo Sharci daro ku tilmaamay Xilka qaadisti ay ku sameeyen Xildhibanada Barlamanka Hirshabelle. Opslået af Universal Somali TV på 15. august 2017

DHAGEYSO: Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo xilka laga qaaday iyo Guddoomiye cusub oo la doortay

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle gaar ahaan kuwa taageersan Madaxweyne Cali C/laahi Cosoble ayaa caawa sheegay in ay xilkii ka qaadeen Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulkaasi Sheekh Cusmaan Barre Maxamed. Xildhibaanada oo kulan ku yeeshay xarunta Madaxtooyada maamulka Hirshabeelle ayaa kulankooda waxaa soo xaadirtay 54 xildhibaan, waxaa ogolaatay in Sheekh Cusmaan xilka laga qaado 52, halka midna uu […]

Daawo: Mukhtaar Roobow oo sheegay in uu ka baxay Shabaab

Sheekh Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) oo ayaa maanta ku dhawaaqay in uu ka baxay ururka Al-shabaab oo mudo badan uu ka mid ahaan jiray, kadib warbaahinta oo uu kula hadlay magaalada Muqdisho. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqtaar Roobow waxa ay maalmo ka hor ka keentay degaanka Abal oo ka tirsan Bakool, halkaasi oo in badan […]

Guddoonka Aqalka Sare oo u jawaabay Micheal Keating

Gudoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka jawaabay Warqad qoraal ah oo dhawaan kasoo baxday wakiilada Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Micheal keating. Warqadda kasoo baxay Micheal Keating ayaa aheyd eedeyn ku aadan in aan Guddiga dib u eegista dastuurka ee labada Aqal aan lagu soo daray haween,taasina ay wax u dhimeyso […]

DHAGEYSO: Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle oo ka hadlay xilka qaadistii Cosoble

Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa ka hadlay kalsoonidii xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ay kala noqdeen Madaxweyne Cali C/laahi Cosoble, kadib kulan maanta xildhibaanada ay ku yeesheen magaalada Jowhar. Kulanka waxaa soo xaadiray 76 xildhibaan, 68 Mudane ayaa ogolaatay in kalsoonida lagala noqdo Cosoble, 6 xildhibaan way diideen, halka labana ay ka aamuseen, sidaasi ayuuna xilkiisa ku waayay […]

Taksiile Ku Dhintey Qarax Ka Dhashay Miino Loogu Xirey Gaarigiisa

Taksiile caan ka ahaa degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ayaa ku dhintey qarax ka dhashay miino loogu xirey gaarigiisa. Gaariga uu watay taksiilaha magaciisa lagu soo koobay Mahad ayaa qarxay xilli uu marayay meel ku dhow Hotel Jazeera oo ay diblumaasiyiin,ajaaniib iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowlada federalka ay degen yihiin. Lama oga in taksiilaha uu […]

Madaxweyne M/Goboleed oo kalsoonida lagala noqday

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa kalsoonida kala laabtay Madaxweyne Cali C/laahi Cosoble, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe. Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Canab Axmed Ciise ayaa shir guddoomineysay kulankan ka dhacay magaalada Jowhar. Kulanka waxaa soo xaadiray 76 xildhibaan, 68 Mudane ayaa ogolaatay in kalsoonida […]

Wasiir Aniso oo ka hadashay sababta Madaxweyne Gaas uga reebay golaha Wasiiradda Puntland(Daawo muuqaal)

Wasiirkii hore ee wasaaradda Haweenka Puntland Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin ayaa ka hadashay sababta Madaxweyne Gaas uga reebay Golaha Wasiiradda Puntland. Halkaan ayey Wasiirkii hore ee wasaaradda horumarinta Haweenka iyo arimaha qoyska waxaa ay ka sheegtay munaasabad xil wareejin ah oo ka dhacday xarunta Wasaaradda ee magaalada Garoowe. Hoos ka daawo Muuqaalka.

Photo Gallery

Log ind | Designed by Gabfire themes