allsaxafada
Category archives for: Diinta

Daawo: Su’aashii ugu yaabka Badnayd ee Sheekh Umal la waydiiyey “Nin Xaas la qabo dhacay, Kadibna ilmo ka dhalay

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa la waydiiyey Su’aal aad u yaab badan, Taasi oo Waydiiyey Nin ku dhacay Dunuub aad u waawayn. Ninka ayaa la sheegay inuu Nin Xaaskiisa Qaba oo la sameeyay Gogol dhaaf, Kadibna  uu Markii dambe guur-saday iyadoo Leh Uurkii , Hadaba muxuu Noqonayaa Xukunkiisa iyo Weliba wiilka uu dhalay ” DAAWO […]

Qisadii ninkii magaciisa daruuraha laga maqlay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (17). Sheekh Said Ali Ahmed

Assalamu Calykum Nin saxaaraha maraya ayaa waxa uu kor ka maqlay daruuro la amrayo in ay ku biyaha ku shubaan nin beertiis. Qisadiiis ninkaas magaciisa kor laga maqlay ayaan ku soo qaadanaynaa barmaamijkan oo ka mida barmaamijyo aan u bixinay qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay. Fadlan halkan ka daawo siina fidi hadaad awoodo.

Daawo-MUXAADARO CUSUB 2017 Bisha barakaysan ee Ramadaan iyo Shiikh Mustafe Sh Ismaaciil

Daawo Muuqaalkaas Muxaadaro ku saabsan faa,iidada Bisha barakaysan ee Ramadaan iyo Shiikh Mustafe Sh Ismaaciil.

Daawo muxadaro, Alborg Hogaanka berri

Sh’Mohamed Idris

Daawo: Caalamadaha dhicitaanka Qiyaamaha la taaganyahay Qeyb 1iyo 2.

Calaamadaha dhicitaanka qiyaamaha oo intii badneyd la wada arkay Sh/ Max’med Cabdi Umal Xafiudlah

DHAGEYSIGA HEESAHA MA XALAALBAA? W/Q Imam Hassan Jaamici

Maalmahan waxaa la faafinayey cajalada Muuqaal ah ee uu duubay Sheikh Cali Raage oo xalaaleeyey heesaha oo dhan isagoon kala qaadin. Waxaa ii yimid su’aalo badan oo layga codsanayo inaan arintan aan ka jawaabo. Marka hore waxaa xusitaan mudan inuu Sh. Cali Raage uu san kala soocin arimaha soo socda: 1. Heesaha ama Suugaanta xaaraamta […]

AQRISO:AHMIYADDA MAALINTA CARAFA

BERITO oo ah maalintii 9aad ee bisha Dil-Xijja (carafo) ayaa ah maalin aad u weyn fadligeeda. Waa maalinta ay Xujeeyda ay u diyaar garoobayaan inay istaagaan buurta Carafa, tanoo ka mid ah tiirarka uu Xajka ka kooban yahay kan ugu weyn, oo la’aantiisu uusan ansax noqonaynin xajka, sida uu Xabiibka Suubbanaha Muxammad (scw) uu u […]

Daawo:RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 1

RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 1

Daawo:Qisooyinka Quraanka (22) – Qisadii iyo xikmadihii ninkii xakiimka ahaa ee Luqmaan

Assalamu Calaykum Baraamijka 22aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan kaga hadli doonaa ninkii wanaagsanaa ee xakiimka ahaa ee Luqmaan iyo xikmadihii iyo talooyinkii uu inankiisa siiyay. Waa xikmado uu u baahanyahay qof kasta oo Muslim ah khaasatana walidiinta caruurtooda wanaaga la rabaa. Fadlan ka faa’idayso xikmadhaas siina fidi intii aad awoodo.

Fadlan walaalkay iyo walaashay Muslim ah 10 ka danbe ee Ramadaaan ka Faa’iidayso.

Caawa ayaa waxay ku began tahay habeenkii ugu horeeyay ee 10ka ugu danbayso bisha ramadaan ee martida u ah dadka muslimiinta ah ee u nool dunida daafaheeda kala duwan waxaana la gudboon caawa iyo 9ka haben ee foda nagu soo haya in dadka musliminta ah ay ku dadaalaan cibaadada EEBE. Walaalkay iyo walaashay muslimka ahow […]

Photo Gallery

Log ind | Designed by Gabfire themes