allsaxafada

Daawo: Wasiir ka tirsanaa Xukuumadii S.land oo Banaanka soo dhigay Halista Iyo Sir ku saabsan Saldhiga BER-BERA

Maxamed C Obsiiye oo kamid ahaa Wasiiradii Xukuumadii Siilaanyo ayaa Maamulka Muuse Biixi ku dhaliilay go’aanka uu ka qaatay Sixir Bararka, Wuxuuna Amaanay doorka Shiradaha Dahabshiil iyo Telesom ay Bulshada ugu Jireen.

Dhinaca kale wuxuu soo bandhigay Arimo Qarsoon oo ku saabsan Saldhiga Milatari ee magaalada Berbera laga siiyey Imaaraadka. “Saldhigu waa arinta ugu Khatarsan ee Mandaqada kusoo Kordhi karta, Carabta oo hada kala Qaybsantay oo Xulufo Noqotay ayaa doonaya inay Dhulkaaga hada la wareegaan “ Ayuu yidhi.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa Wuxuu raaciyey “Hadii si wanaagsan looga Fekeri waayo, Waxay Somaliland noqon doontaa kuwa ugu Jilicsan ee la isla Jiidho, waana in looga Fekero si guud oo Qusaysa Guud ahaan Geeska Afrika”.

Short URL: http://www.allsaxafada.com/?p=18456

Posted by on jan 31 2018. Filed under Somali news. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Photo Gallery

Log ind | Designed by Gabfire themes