allsaxafada

MUUQAAL: Waraysi Xiiso Badan oo dhexmaray Madaxwaynaha Galmudug iyo Wariye ka tirsan Horn Cable

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi Xiiso badan oo Madaxwaynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geele Xaaf uu Siiyey Telefishinka Horn Cable.

Ugu horayn wuxuu ka hadlay sida shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan deegaanada Galmudug ay u dareemeen Safarkii Madaxwayne Farmaajo uu halkaasi ku tagay, Wuxuuna sheegay in madaxwayne Farmaajo uu siwayn ula dhacay sida Shacabkaasi ay u jecelyihiin Dawladnimada, Wuxuuna ka warbixiyey Mashaariicda iyo Waxyaabaha la qaban doono.

Xaaf ayaa Waraysiga oo dhinacyo badan taabanaya waxaa sidoo kale waxa laga waydiiyey Xilka Suldaanka iyo Madaxwaynaha midka loogu yeedho, Taariikhda Noloshiisa, Ciyaaraha uu daneeyo, iyo Arimo kale oo Xiiso leh.

Short URL: http://www.allsaxafada.com/?p=18439

Posted by on jan 30 2018. Filed under Somali news. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Photo Gallery

Log ind | Designed by Gabfire themes