allsaxafada

Muuqaal: Sababta Loo Xidhay Niciima Axmed Qorane? Iyo Aabeheed oo Warbaahinta Kula Hadlay Hargeysa

Aabaha Dhalay Abwaanad Niciima Qorane oo ah Gabadh Dhowaan Lagu Xidhay Magaalada Hargaysa ayaa Maanta Warbaahinta kula Hadlay Magaalada Hargaysa Waxaana uu Faahfaahin ka Bixiyey Sida Loo Xidhay Gabadhiisa.

Gabadhan ayaa Maamulka Somaliland ku eedeeyey in ay u ololaysay Midnimada Soomaaliyeed Waxaana la Qabtay iyadoo ka dhoofaysay Madaarka Magaalada Hargaysa una sii jeeda magaalada Muqdisho.

Short URL: http://www.allsaxafada.com/?p=18430

Posted by on jan 30 2018. Filed under Arimaha Bulshada, Somali news. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Photo Gallery

Log ind | Designed by Gabfire themes