allsaxafada

Daawo: Madaxwayne Farmaajo oo Ka hadlay Safarka uu Gaalkacyo iyo Deegaanada Galmudug ku tagayo

Madaxwaynaha Soomaaliya oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa waxaa qado sharf u sameeyay Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin oo kamid ah madaxda dhaqanka Soomaaliyeed.

Madaxwayne Farmaajo ayaa Halkaasi kasoo jeediyey Khudbad dhinacyo badan Taabanaysa oo uu Xaalada dalka uga hadlay, Sidoo kale Madaxwayne Farmaajo ayaa ku dheeraaday Muhiimada ay leedahay in Maamulka dalka looga dambeeyo Dawladda Dhexe, Wuxuuna sidoo kale ka hadlay Safarka uu ku tagi doono Gaalkacyo iyo deegaanada Galmudug.

Short URL: http://www.allsaxafada.com/?p=18215

Posted by on jan 12 2018. Filed under Somali news. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Photo Gallery

Log ind | Designed by Gabfire themes