allsaxafada

Daawo: Deegaanada Galmudug oo Siwayn looga Dareemay soo dhowaynta Wafdiga Madaxwayne Farmaajo

Wafdi Balaadhan oo ka kooban qeybaha kala duwan ee bulshada kana soo jeeda deegaanada Galmudug ee Soomaaliya ayaa maanta gaadhay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, uguna gudubnay Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.

Galmudug waxa ay diyaar garoobeysaa munaasabado waaweyn oo ku soo fool leh, oo ugu soo horeyn doono Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Eng. Sabriye, Madaxweyne Xaaf oo saldhigan doona xafiiskiisa Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb iyo waftiga uu hoggaaminayo Madaxweynaha dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Wafdigan ayaa Sidoo kale booqan doona magaalooyinka Cadaado iyo Caabudwaaq iyo deegaanada ku hareereysan oo ay dhamaantood ka so socdaan diyaar garoowga loogu jiro soo dhaweynta Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Short URL: http://www.allsaxafada.com/?p=18191

Posted by on jan 11 2018. Filed under Arimaha Bulshada, Somali news. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Photo Gallery

Log ind | Designed by Gabfire themes