allsaxafada

Daawo: Madaxwayne Farmaajo oo Khudbad Ka jeediyey Qardho iyo sida Balaadhan ee Loogu soo dhoweeyay

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafuuda la socotay ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Qardho ee xarunta Dhaqanka.

Kumanaan shacab ah ayaa wafdiga kusoo dhaweeyey banaanka magaalada iyadoo sidoo kale wadooyinka waaweyn ay taagnaayeen shacabka saacado badan iyagoo si diiran usoo dhaweeyey wafdigan balaaran.

Madaxwyanaha ayaa wuxuu soo dhowaynta kadib halkaasi ka jeediyey Khudbad uu kaga hadlay Xaalada dalka iyo soo dhowaynta loo sameeyay.

Short URL: http://www.allsaxafada.com/?p=18180

Posted by on jan 10 2018. Filed under Somali news. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Photo Gallery

Log ind | Designed by Gabfire themes