allsaxafada

Daawo: Boqor Burhaan oo Madaxwayne Farmaajo Gudoonsiiyey Faras iyo Waxyaabo uu siwayn ugu farxay

Qardho (Allsaxafada) Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa magaalada Qardho ee Xarunta dhaqanka si balaadhan ugu soo dhoweeyay Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi (Farmaajo ) iyo Wafdiga uu Hogaaminayo.

Boqor Burhaan ayaa Madaxwaynaha Gudoonsiiyey Faras, Maryaha Hidaha iyo Dhaqanka, Bilad Sharaf iyo Weliba Waxyaabo kale oo Boqotooyadu caan ku tahay. Wuxuuna sidoo kale Halkaasi ka jeediyey Khudbad uu uga hadlay Xaalada dalka iyo Muhiimada ay leedahay Midnimadu.

Short URL: http://www.allsaxafada.com/?p=18173

Posted by on jan 10 2018. Filed under Arimaha Bulshada, Somali news. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Photo Gallery

Log ind | Designed by Gabfire themes