allsaxafada

Daawo Video: Cali Khaliif oo Si kulul ugu Jawaabay Saleebaan Gaal iyo Wuxuu ka yidhi Heshiiskii Somaliland

Hargeisa (Allsaxafada) Dr. Cali Khaliif Galaydh oo ku sugan magaalada Hargeisa ayaa ka Jawaabay Hadalkii kasoo yeedhay Gudoomiyaha Guurtida Soomaliland Saleebaan Maxamuud aadan kaasi oo sheegay inaan waxba ka jirin heshiiskii ay galeen Khaatumo iyo Somaliland.

Cali Khaliif ayaa sheegay in Heshiiska khaatumo iyo Somaliland aanu ahayn mid lala dhuumanayo, Wuxuuna hadalkan kusoo beegmayaa iyadoo aan weli cadayn sida loo hirgelin karo Heshiiskaasi.

Short URL: http://www.allsaxafada.com/?p=17911

Posted by on dec 6 2017. Filed under Arimaha Bulshada, Somali news. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Photo Gallery

Log ind | Designed by Gabfire themes