allsaxafada

Daawo: Su’aashii ugu yaabka Badnayd ee Sheekh Umal la waydiiyey “Nin Xaas la qabo dhacay, Kadibna ilmo ka dhalay

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa la waydiiyey Su’aal aad u yaab badan, Taasi oo Waydiiyey Nin ku dhacay Dunuub aad u waawayn.

Ninka ayaa la sheegay inuu Nin Xaaskiisa Qaba oo la sameeyay Gogol dhaaf, Kadibna  uu Markii dambe guur-saday iyadoo Leh Uurkii , Hadaba muxuu Noqonayaa Xukunkiisa iyo Weliba wiilka uu dhalay ” DAAWO JAWAABTA

Short URL: http://www.allsaxafada.com/?p=17794

Posted by on nov 27 2017. Filed under Arimaha Bulshada, Diinta, Somali news. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Photo Gallery

Log ind | Designed by Gabfire themes