allsaxafada

DAAWO SHACAB WADDADA TAAGAN OO MADAXWEYNE FARMAAJO SOO DHEXGALAY, muuqaal dareen leh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta xilli uu kasoo laabtay wasaradda Gaashaandhigga, wuxuu waddada kula kulmay dad shacab ah, taasoo sababtay inuu gaariga uga soo dego oo salaan la dhex qaado waalidiin iyo carruur aad u da’yar, qaarkood ayaa aad ugu faraxay sida kadista ah ee ay u arkeen madaxweyne Farmaajo.

Short URL: http://www.allsaxafada.com/?p=17430

Posted by on nov 7 2017. Filed under Arimaha Bulshada, Somali news. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Photo Gallery

Log ind | Designed by Gabfire themes