allsaxafada

DHAGEYSO:-Dawladda Fedaraalka Ah Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadashay Midowga Maamul goboleedyada, Arinta Galmudug & Qaxootiga Yurub

Wasiirka Arimaha Gudaha DFS Cabdi Faarax Juxa ayaa markii ugu horeysay si adag uga hadlay caqabadaha dowlada Soomaaliya ka haysta maamul goboleedyada.

Khudbad uu ujeediyay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Finland ayuu Wasiir Juxa sheegay in dowladu ay isku dayayso iney wax dhisto laakiin ay jiraan dhibaatooyin xoogan.

Waxaa uu si gaar ah uga hadlay arimaha Galmudug oo si weyn wax looga weydiiyay, shirka Kismaayo iyo arimaha federaalka,Wasiir Juxa ayaa dhanka kale ka hadlay arimaha qaxootiga Soomaaliya ee Yurub ku sugan iyo hadii ay dowlada Soomaaliya dalbatay in dib loogu soo celiyo.

HOOS KA DHAGEYSO HADALKA WASIIR JUXA.

Short URL: http://www.allsaxafada.com/?p=17014

Posted by on okt 10 2017. Filed under Somali news. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Photo Gallery

Log ind | Designed by Gabfire themes