allsaxafada

MUUQAAL:-Barnaamijka Dareenka Shacabka oo lagu falanqeeyay ismaandhaafka u dhexeeya Dawladda Fedaraalka ah iyo Maamul-Gobaleedyada

Barnaamijka Dareenka Shacabka iyo Siyaasiga oo uu soo tabiyo Wariye Durraan Cabdullaahi Shurwac, kaasoo si joogta ah uga baxa Telefishinka Caalamiga ah ee Horn Cable ayaa lagu falanqeeyay Ismaandhaafka u dhexeeya Dawladda Fedaraalka ah iyo maamul-gobaleedyada.

HOOS KA DAAWO BARNAAMIJKA DAREENKA SHACABKA.

Short URL: http://www.allsaxafada.com/?p=16818

Posted by on sep 27 2017. Filed under Arimaha Bulshada, Somali news. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Photo Gallery

Log ind | Designed by Gabfire themes