allsaxafada

DAAWO: Odayaasha dhaqanka Hawiye oo maanta soo saaray go’aan adag & Arinta Qalbi-dhagax oo…

Odayaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye ayaa maanta mar kale si weyn utaageeray go’aankii ay dowladda ka qaadatay Arinta Qalbi-Dhagax.

Gudoomiyaha odayaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa wariyaasha usheegay in dowladu ay ku saxneyd go’aankaas.

“Dowladu waa ay ku saxneyd iney dhahdo Qalbi-dhagax waa Argagaxiso”ayuu yiri Nabadoon Xaad.

Short URL: http://www.allsaxafada.com/?p=16416

Posted by on sep 7 2017. Filed under Arimaha Bulshada, Somali news. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Photo Gallery

Log ind | Designed by Gabfire themes