allsaxafada

Nuuno Cumar Waasuge kulan sogootin iyo mahad celin walaasheed Batuulo Xaaji Nuur oo ka Timid wadanka nederland

Nuuno Cumar Waasuge kulan sogootin iyo mahad celin iskugu jirta u sameeysay Walaasheed Batuulo Xaaji Nuur oo ka Timid wadanka nederland haatana dib ugu laabanaysa dalkeedi waxaa kaloo soo dhaweeynta ka qaayb Qaatey Diib Cabdi Jaamac Iyo Khadiijo Cabdi Gacal (Naley) Waxeey ka mid ahayeen Hablihii hore ee Kubadda Kolayga ciyaari jirey magac iyo maamuus ku lahaa isboortiga, kuwaas oo ahaa cayaar yahanadii gabdhahii hore ee kubadda kolayga Soomaaliyeed.

Short URL: http://www.allsaxafada.com/?p=16054

Posted by on aug 27 2017. Filed under Arimaha Bulshada, Somali news. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Photo Gallery

Log ind | Designed by Gabfire themes