allsaxafada

MUUQAAL:-Ciidamada Amniga Oo Maanta Waddada Maka-Al-Mukarama ku Qarxiyay Gaari Miineysan Oo Loo Adeegsan Lahaa Qarax

Ciidamada Amniga ee Dawladda Fedaraalka ah ayaa maanta fashaliyay Qarax ismiidaamin ah oo lagu waday in laga rido wadada Maka Almukarama ee magaalada Muqdisho.

Waxaa ugu dambayntii ay ciidamada Aminiga Qarxiyeen Gaarigii miinaynaa ee loo adeegsan rabey Qaraxa, kaasoo sababay dhaawaca hal qof.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Max’ed Axmed Carab ayaa sheegay in hay’adaha ammaanka ay xogta gaarigasi hayeen islamarkaana ay ku guuleysteen in la fashiliyo.

Short URL: http://www.allsaxafada.com/?p=15583

Posted by on aug 11 2017. Filed under Somali news. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Photo Gallery

Log ind | Designed by Gabfire themes