allsaxafada

MUUQAAL: Dawladda oo Fashilisay Qarax Caawa ka dhacay Muqdisho

Warar iyo Fahfaahino dheeraad ah ayaa waxay kasoo baxayaan qarax aan Khasaare gaysan oo ka dhacay magaalada Muqdisho, Qaraxan oo loo adeegsaday Gaari lagu soo xiray walxaha qarxa ayaa ka dhacay meel ku dhaw Hotel Makka Al Mukarama, oo ku dhaw Isgoyska Dabka.

Ugu yaraan labo askari oo ka tirsanaa ciidamada amaanka ee goobtaas xiray ayaa la sheegay iney dhaawacyo fudud ka soo gaareen qaraxan lamana sheegin shacab wax ku noqday, Saraakiisha amniga waxay sheegeen in la fashiliyay qaraxa, islamarkaana lagu raad-jooggo Darawalka Gaariga.

Short URL: http://www.allsaxafada.com/?p=15564

Posted by on aug 10 2017. Filed under Somali news. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Photo Gallery

Log ind | Designed by Gabfire themes