allsaxafada

Daawo Muuqaal: Cali Khaliif Galaydh oo Ka Waramay Heshiiska ay la Gaadheen Somaliland iyo Wuxuu ka dhigan yahay

Waxaa maanta magaalada Hargeisa lagu soo Afmeeray Wadahadal u socday Maamulka Somaliland iyo Xubno ka tirsan Khaatumo, waxaana Halkaasi laga soo saaray go’aano ay ka mid yihiin In Somaliland la wada yeesho iyo in la furo Dastuurka.

Hadaba waxaa Halkaasi Isaguna Khudbad ka jeediyey Cali Khaliif Galaydh madaxwaynaha khaatumo, Wuxuuna ka hadlay Heshiiska ay gaadheen Labada dhinac iyo Wuxuu ka dhigan yahay.

Short URL: http://www.allsaxafada.com/?p=14647

Posted by on jun 17 2017. Filed under Somali news. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Photo Gallery

Log ind | Designed by Gabfire themes