allsaxafada

Baaq Nabadeed oo loo direy reer Caabudwaaq

senaterka Aqalka Sare laga soo doortay Jubaland Mowliid Huseen Guhaad oo ku sugan Magaalda Kismaayo ee Jubaland ayaa baaq Nabadeed u diray dadka walaalaha ah ee reer Caabudwaaq in la joojiyo xalna loo helo xiisadaha soo laalaabta ee ka jira halkaas.

Senatar Mowliid Waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay in maalinwalba si macno daraa dhiig loo daadiyo.

Odayaasha iyo waxgaradka ayuu ka codsaday in gogol Nabadeed ay dhigaan inaganu waan garab taaganahay ayuu sii raaciyay.

Dadka hurinaya colaada ayuu uga digay in dad wada dhashay aan laga dhex shaqeyn ee allah laga cabsado.

Waxa ugu danbayn. Ka tacsiyeeyay dadkii dhintay isaga oo cafimaad u rajeeyay kuwa dhaawaca ah.

Short URL: http://www.allsaxafada.com/?p=9552

Posted by on nov 17 2016. Filed under Arimaha Bulshada, Somali news. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Photo Gallery

Log ind | Designed by Gabfire themes