allsaxafada

Daawo Waraysi Xiiso badan Cali Xaraare:Gabadhii Somaliyeed Ee ugu Horaysay Ee Muusiga Tunta Ee 21 Heesood Ee Ugu Caansan Heesihii Hore Loo Tiriyey.

Fadumo Hashi noor (Amaano) waa Haweenaydii somaliyeed ee ugu horaysay ee baratay tumista muusiga noocyadiisa kala duwan xilliyadii bari samaadkii xoriyadii Dhulka somalida ka hor.Faadumo Xaashi Noor oo ku magac dheer (Amaano) dhinaca kale waxa ay taariikh kale oo fanka ah ku leedahay waxay ooridiisa ahayd abwaankii waynaa ee wadaniga ahaa Alle ha u naxariistee Xuseen Aw Faarax.Faadumo Amaano waa gabadha kaliya ee somaliyeed ee Heesaha ugu tirada badan ee waliba Taariikhda galay lagu amaanay oo uu saygeedasi u sameeyay sida Heesta caanka ah ee ma guurtada ah ee amaano oo naanays u noqotay iyada lafteeda waxaana siday ku sheegtay waraysi xiiso badan oo uu la yeeshay saxafiga cali xaraare loo tiriyey 21 heesood oo ah kuwa ugu caansan heesaha jacaylka iyo amaanta ah ee faanaaniintii hore ee ugu caan sanaa fanka somaliyeed qaadeen.

Short URL: http://www.allsaxafada.com/?p=1786

Posted by on apr 23 2016. Filed under Somali news, suugaanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Photo Gallery

Log ind | Designed by Gabfire themes